Description
Xariga La Isku Furfuro Gym-ka Hor
Xarigan waxaa inta badan loo isticmaalaa warm-up ama tababarka fudud. Waxay kordhisaa dabacsanaanta murqaha, waxayna ka hortagtaa dhaawacyada inta lagu jiro workout-ka. Waxaa laga sameeyay maro adag oo aan si fudud u dilaacin.












Reviews
There are no reviews yet.