Description
Qalabkan waa hook casri ah oo loogu talagalay in lagu laalaadiyo bacaha, dharka yaryar, tuwaalada ama agabka kale ee musqusha. Waxaa laga sameeyay bir adag ama caag tayo sare leh oo aan si fudud u jabin.
Laalaadkan waxaa lagu dhejiyaa gidaarka isagoo aan u baahnayn daloolin ama qodid, taas oo ka dhigaysa mid ku habboon musqulaha yar-yar. Adhesive-kiisu waa mid aad u xoog badan oo aan ka daadanayn biyaha.
Waxaa la isticmaali karaa musqusha, jikada, albaabka, ama armaajada gudaha. Waa mid nadiif u muuqda oo qurxinaya meel kasta.
Qalabkani wuxuu ka dhigaa guriga mid nidaamsan oo aan buuq badan lahayn, isagoo kaa badbaadinaya inaad walxo dhulka dhigtid.






Reviews
There are no reviews yet.