Description
MUSCLETECH 5KG – Sharaxaad Dheer (Weight Gainer Premium)
MuscleTech 5KG waa mass gainer aad u awood badan oo loogu talagalay dadka raba miisaan kordhin + murqo dhisid degdeg ah.
Waxa uu ka kooban yahay isku-dar nafaqo culus oo ay ka mid yihiin:
Per Serving:
Protein 50g
Carbs 250g (clean carbs)
Creatine 3g
Glutamine 5g
BCAA 12g
Faa’iidooyinka:
Miisaanka kordhiya 2–4kg bishi
Murqaha oo si degdeg ah u buuxsama
Calories badan oo nadiif ah oo jirka taageera
Tamarta oo jirka gaarta maalintii oo dhan
Appetite booster (rabitaanka cuntada kordhiya)
Ku habboon:
Rag aad u caato ah
Dadka raba “bulking season”
Qofka aan awoodin inuu kaloori badan cuno
Sida loo isticmaalo:
1 serving subaxdii
1 serving jimicsiga ka dib






Reviews
There are no reviews yet.