Description
Miisaanka Culeyska Jirka Lagu Cabiro – Electric 180KG
Scale-kan digital-ka ah wuxuu qaadi karaa ilaa 180KG. Wuxuu leeyahay screen weyn, cabbir sax ah, iyo badhan dareere ah. Waa ku habboon guriga iyo isticmaalka qof kasta oo raba inuu helo xog miisaankiisa saxda ah.












Reviews
There are no reviews yet.