Description
Microphone-kan wireless-ka ah waa qalab heer sare ah oo loogu talagalay dadka sameeya live shows, fanaaniinta, MC-yada, masaajidda, iyo dhacdooyinka kale ee dadweynaha.
Waxa uu leeyahay cod si cad u baxaya, filter-ka dhawaaqa oo hagaajiya codka, iyo isku xirnaan wireless ah oo deggan.
Naqshadiisa ergonomic-ka ahi waxay u fududaysaa gacanta in muddo dheer lagu hayo.
Ku shaqeeya masaafo fog, taas oo kuu oggolaanaysa inaad ku dhaqaaqdo si xor ah adigoon cod lumin.
Waa mid adag, casri ah, oo si xirfadaysan u shaqeeya.






Reviews
There are no reviews yet.