ISO XL WHEY PROTEIN

$78.00

ISO XL WHEY PROTEIN – Sharaxaad Dheer ISO XL waa whey protein isolate oo aad u saafigan, carbs & sugar hooseeya, protein sare leh. Waxaa loo isticmaalaa dhisidda murqaha lean, dhimista baruurta iyo recovery. Faa’iidooyinka: 90–97% protein purity. Dhakhso ayuu u nuugmaa. Ku fiican kuwa doonaya muruq nadiif ah. Baruur iyo lactose yar. Muscle recovery […]

Description

ISO XL WHEY PROTEIN – Sharaxaad Dheer

ISO XL waa whey protein isolate oo aad u saafigan, carbs & sugar hooseeya, protein sare leh. Waxaa loo isticmaalaa dhisidda murqaha lean, dhimista baruurta iyo recovery.

Faa’iidooyinka:

90–97% protein purity.

Dhakhso ayuu u nuugmaa.

Ku fiican kuwa doonaya muruq nadiif ah.

Baruur iyo lactose yar.

Muscle recovery degdeg ah.

Isticmaalka:
1 scoop tababarka kadib ama subaxdii.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “ISO XL WHEY PROTEIN”

Your email address will not be published. Required fields are marked *