Description
GOLD STANDARD PRE-WORKOUT – Sharaxaad Dheer
Gold Standard Pre-Workout waa pre-workout aad u nadiif ah oo si gaar ah loogu sameeyay dadka raba energy, pump, focus & strength adigoon dareemin “jitters” ama qalqal badan. Waxa uu ka kooban yahay caffeine nadiif ah, beta-alanine, creatine monohydrate, iyo vitamin B complex.
Waxa uu kuu sameeyo:
Kordhi tamarta gudaha 10–15 daqiiqo
Sare u qaad feejignaanta maskaxda
Bixi pump muuqda & murqaha adkeeya
Ku siiya adkaysi joogto ah
Jimicsiga oo noqda mid waqti dheer socon kara






Reviews
There are no reviews yet.