Description
Fast iPhone Charging Braided Cable + Dual Female Lightning Adapter
Kani waa cable xoogan oo braided ah oo si degdeg ah u dallaca iPhone-kaaga, adigoo isla markaana u isticmaalaya music adapter-ka laba-geesoodka ah. Waxaad isku mar kula dallaci kartaa oo muusig u dhagaysan kartaa, adigoon waxba joojin. Adapter-ku wuxuu leeyahay 2 female Lightning ports oo kuu ogolaanaya:
Mid in uu ku dallaco,
Midna in uu music/earphones ku shaqeeyo.
Waa adkeysi sare, braided, compatible dhammaan iPhone-yada leh Lightning port, wuxuuna ku habboon yahay dadka mar kasta gadaal socda oo u baahan charge + music at the same time.








Reviews
There are no reviews yet.