Description
Coffee Machine Casri Ah
Mashiinkan casriga ah waxaa loo sameeyey dadka jecel coffee tayo leh oo degdeg lagu sameeyo. Waxaa leh badhamo sahlan oo qof walba isticmaali karo. Waxaa ku jira qeyb kululeysa biyaha si degdeg ah. Waxaad ku diyaarin kartaa espresso, cappuccino ama milk coffee. Nadiifintiisu waa mid degdeg ah. Waxaa leh saacad iyo auto-off si uu koronto u yareeyo.











Reviews
There are no reviews yet.