Description
CeraVe Hydrating Body Wash for Dry Skin
Waa saabuun jidhka loogu talagalay maqaarka qalalan, si uu u nadiifiyo isla markaana u siiyo qoyaan iyo jilicsanaan.
Waxyaabaha Muhiimka Ah
Hyaluronic Acid — maqaarka qoyaan siisa.
Ceramides — difaaca maqaarka xoojiya oo ilaalinaya qoyaan dabiici ah.
Fragrance Free & Soap Free — ku habboon maqaarka xasaasiga ah.
Faa’iidooyinka Ugu Muhiimsan
Maqaarka oo noqda mid jilicsan, qoyan, iyo siman.
Ilaalinta qoyaan dabiici ah maqaarka.
Ku habboon maqaarka qalalan iyo xasaasiga ah.






Reviews
There are no reviews yet.