Description
Baaskiilka Fadhiga Ah Ee Dadka Istaaga Dhibsada U Isticmaalaan
Mini exercise bike-kan waa mashiin yar oo aad ku fadhiisan karto kursigaaga caadiga ah, kaddibna lugaha ku jimicsan karto. Waxay si gaar ah ugu fiican tahay dadka leh shaqooyinka fadhiga badan ama kuwa jecel jimicsiga aan culayska saarin jidhka. Waxay kordhisaa adkeysiga murqaha, wareegga dhiigga, waxayna yaraysaa daalka lugaha.













Reviews
There are no reviews yet.